{"product_id":"sheeko-soomaali","title":"Sheeko Soomaali","description":"\u003ci\u003e\u003cb\u003eDieses Buch ist Deutsch und Somali. es ist ein Kinderbuch.\u003cbr\u003eBuuggani waxa uu kakooban yahay: \u003c\/b\u003e\u003c\/i\u003e\u003cul\u003e\n\u003cli\u003e\u003ci\u003e\u003cb\u003eBarrashada walxaha, xoollaha, xayawaanka, cayayaanka, qallabka kala duwan, alaabaha gurriga, noocyada khudaarta, noocyada gaadiidka iwm oo dhammaantood wata af-soomaali iyo af-jarmal isla markaana wata sawir tayo fiican leh.\u003c\/b\u003e\u003c\/i\u003e\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e\u003ci\u003e\u003cb\u003esheekooyin aad ubadan oo boqolaal gaadhaya oo aanu ugu tallagalnay in lagu korriyo garraadka carruurta, una noqondoona madadaalo.\u003c\/b\u003e\u003c\/i\u003e\u003c\/li\u003e\n\u003c\/ul\u003e\u003ci\u003e\u003cb\u003eBuuggani waxa uu ka kooban yahay 134 Page.waxaana loogu talagalay dhammaan Carruurta kunool Wadamada Af Jarmalka lagaga hadlo iyo dhammaanba meelaha Soomaalidu Dagto. Waxanu kacaawin doonaa Carruurta Soomaaliyeed sidii ay kubaran lahaayeen luuqada Afka Soomaaliga meel kasta ha joogaane iyo waliba luuqada Jarmalka. \u003c\/b\u003e\u003c\/i\u003e \u003cp\u003e\u003c\/p\u003e\u003cb\u003e\u003ci\u003eThis Book will help the Somali Children to learn Somali basic, those who were born in Europe or America.\u003c\/i\u003e\u003c\/b\u003e \u003cp\u003e\u003c\/p\u003e\u003ci\u003e\u003cb\u003eKubarbaari Carruurta dhaqanka Soomaalida iyo Afkooda hooyo. \u003c\/b\u003e\u003c\/i\u003e\u003cp\u003e\u003c\/p\u003emahadsanid","brand":"Independently Published","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":50752350421224,"sku":"9798530119446","price":28.38,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0810\/9539\/3512\/files\/imageloader_f05419ce-04a4-42f4-97e8-3ee000674912.jpg?v=1790218391","url":"https:\/\/shop.kuumba.app\/products\/sheeko-soomaali","provider":"Kuumba","version":"1.0","type":"link"}